Toiminta
Waxqabadka ururku wuxuu u baahan yahay firfircooni badan iyo wadashaqayn. Xasuuso inaad ogeysiisaan dadka , haddii meesha laydin kala soo xiriiro isbeddesho.
Sida caadiga ah ururku wuxuu qorshaha waxqabadkiisa dejiyaa sannadkiiba mar. Warbixinta waxqabadka sannadkii la soo dhaafay waa muhiim, gaar ahaan marka kaalmada la codsanayo. Arrimaha dhaqaalaha iyo kuwa xisaab xirka waa sannad walba la hubiyaa.
Yhdistystoimintaopas -> ”Yhdistyksen toiminta”.