Avoimet työpaikat
Shaqooyinka bannaan waxaad si sahlan oo dhakhso ah uga ogaan kartaa internetka. Cinwaanada internetka qaar ka mid ah waxaa suuragal ah inaad ku reebtid codsigaaga shaqo dalbashada iyo waxbarashadaada iyo waayoaragnimadaada shaqo (CV) si ay shaqabixiyayaashu u akhristaan. Waa kuwan dhawr cinwaan oo internetka ah, oo aad ka raadsan karto shaqooyinka bannaan iyo shaqooyinka saacadaha gaagaaban ah.
www.mol.fi (Shaqooyinka bannaan ee xafiisyada shaqada loo soo sheegay)
www.aarresaari.net (Adeegyada shaqaalaynta dadka tacliinta sare leh)
www.oikotie.fi
www.staffpoint.fi
www.biisoni.fi
www.monster.fi
www.uratie.net
www.uranus.fi
www.tyopaikat.com
www.careerjet.fi
Wixii faahfaahin dheeraad ah weydii xafiiskaaga shaqada.