Structure_LogoPart1



Shaqaalaha maamulka ee muhiimka ah

Tärkeitä viranomaisia

Boggagan waxaa laysugu soo ururiyey aqoon aasaasi ah oo ku saabsan qaar ka mid ah hay’adaha muhiimka ah ee Finland:

boolis (Poliisi)
hay’adda daryeelka caafimaadka qaranka (Kansaneläkelaitos)
xafiiska shaqada (työvoimatoimisto)
xafiiska adeegga arrimaha bulshada (sosiaalipalvelutoimisto)
xafiiska canshuuraha (verotoimisto)
Xafiiska arrimaha u soo guuridda waddanka (Maahanmuuttovirasto)
xafiiska diwaangelinta (maistraatti)
xafiiska wakiilka dadka tiro ahaan yar (vähemmistövaltuutetun toimisto)
wakiilka arrimaha sinnaanta (tasa-arvovaltuutettu)

Bogga safaaradaha iyo qunsuliyadaha (lähetystöt ja konsulaatit) waxaad ka heleysaa warar ku saabsan wakiillada Finland u fadhiya waddamada dibedda iyo warar ku saabsan waddamada ay wakiilladu u joogaan waddankan Finland.