Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Espoo

Lupa-asiat Espoossa

Arrimaha sharciyada ee Espoo gudeheeda

Waxyaabaha ku saabsan sharciyada iyo sharciyada deggenaanshaha waddanka waxaad ka akhrisataa Bangiga wararka boggiisa Arrimaha sharciyada.

Xafiiska diwaangelinta

Xafiiska diwaangelinta ee Espoo gudeheeda

Booliska

Booliska Espoo gudeheeda

Dadka qaxootiga ah iyo dadka magangelyada codsaday

Xafiiska adeegyada dadka waddanka u soo guurey (Maahanmuuttajapalveluiden yksikkö) ayaa taageerada qaabilaadda dadka qaxootiga ah iyo dadka waddanka dib ugu soo noqday.

Boggaga shebekadda internetka ee magaalada Espoo waxaa ku qoran warar ah af Finnish iyo af Ingiriis oo ku saabsan siday Espoo u qaabisho oo waddanka ula qabadsiiso dadka qaxootiga ah iyo dadka waddanka dib ugu soo noqday.

Bangiga wararka boggiisa Qaxootiga iyo dadka magangelyada codsaday waxaad ka heleysaa faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan sida Finland loogu qaabilo qaxootiga iyo dadka magangelyada codsaday.