Kassandra
Xarunta farshaxanka Kassandra ee caalamiga ah waxay si gaar ah u qabanqaabisaa goobo farshaxanka lagu sameeyo dumarka, carruurta, dhalinyarada iyo iskuuleyda. Kassandra waxaa kale oo ay soo saartaa islamarkaasna sii gudbisaa barnaamij farshaxaneedyo: muusik, taansi iyo gabayo.