Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Guri la’aanta

Asunnottomuus

Waxaa jira marxalado badan oo nolosha ah oo uu qofku si ku meelgaar ah guri ugu baahan karo ama adeegyada loogu talagalay dadka gurya la’aanta ah. 

Pelastusarmeija guryahooda ku yaalla Helsinki iyo Pori.

Guryaha ugu horeeya (ensikoti) waxaa loogu talagalay hooyooyinka da’da yar, ee uurka leh iyagoon nin haysan.

Guryaha ugu horeeya ee magaalooyinka kale