Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Guddiga iyo xubnaha waxqabadka

Hallitus ja toimihenkilöt

Shirka ururka ayaa ururka loogu doortaa guddi, ka kooban ugu yaraan gudoomiye iyo laba xubnood. Guddigu go’aan kama gaari karo waxyaabaha uu sharcigu dhigayo, in go’aan lgaga gaaro shirka ururka (tusaale ahaan beddelidda xeerarka ururka ama ruqsaynta xubnaha guddiga ama xisaabxirayaasha). Xubnaha guddigu iskaa wax u qabso ayey ururka ugu shaqeeyaan oo mushahar laguma siiyo.

Ururku waa inuu lahaadaa ugu yaraan hal xisaabxire iyo mid ku sime u ah. Xubinna kama noqon karaan guddiga.

Yhdistystoimintaopas -> ”Hallitus ja toimihenkilöt”.