Velkaongelmat
"Jiilaalka aad u qabow xitaa, gu’ga ayuu ka baqaa."
(Maahmaah Litweyniyaan ah)
Haddii aad biilalka bixin kari weydo, markiiba la xiriir cidda biilka soo dirtay.
Faahfaahin dheeraad ah
Caawimo ku saabsan dhibaatoyinka biilalka aad bixin kari weydo iyo deymankaba waxaad ka heleysaa lataliyaha arrimaha deynka ee degmadaada.
Laynka deynka Takuu-Säätiö telefoonkeeda lacag la’aanta ah ee latalinta (0800 9 8009) waxaa loogu talagalay shakhsiyaadka.
Caawimada sharciga waxaa bixiya qareemada iyo sharciyaqaanada kale xafiisyada caawimada sharciga ee dowladda (valtion oikeusaputoimisto) waxaa ka shaqeeya caawiyayaal sharciyaqaanno ah oo dowladda u shaqeeya.
Tilmaamid ku saabsan isticimaalka lacagta:
Papunet, rahankäyttöopas (Finnish fudud)
Marttaliitto