Degenaanta Kajaani
Guri ijaar ah
Guri waxaad ka ijaaran kartaa, tusaale ahaan guryaha magaaladu leedahay ama qof shakhsi ah. Guryaha magaalada Kajaani leedahay waxaa ijaara shirkadda guryaha ee magaceedu yahay Kiinteistö Oy ee Kajaanin Pietari. Guri ijaar ah si aad u codsato, waa inaad u tagtaa shaqaalaha jooga xafiiska guryaha:
Kiinteistö Oy Kajaanin Pietari
Cinwaanka: Linnankatu 18 A, 87100 KAJAANI
www.kajaaninpietari.fi
Guryaha ijaarka ah ee ardayda loogu talagalay:
Shirkadda Guryaha Ardayda ee Kainuu (Kainuun opiskelija-asunnot Oy KOA)
Cinwaanka: Linnankatu 18
87100 Kajaani
www.koa.kajaani.net
Guryaha uu qofku iskiis u leeyahay
Guri waad gadan kartaa. Kajaani waxaa ku yaalla xafiisyobadanooguryahaiibiya(asunnonvälitystoimisto) iyo dad guryaha iyo boosaska dhulka gada, kuwaas oo kaa caawinaya sidii aad ku heli lahayd guri ku anfaca. Qolyaha guryaha iyo boosaska dhulka gada (kiinteistövälittäjät) waxaad kaloo ka heli kartaa guryo la ijaarayo. Xafiisyada guryaha gadaa ogeysiisyada ku saabsan guryaha ay hayaan ee iibka ah waxay ku soo qoraan joornaallada Sabtiyada iyo Axadaha ee degmada ka soo baxa.
Haddii aad rabto inaad guri dhisato, booska dhulka ee aad dhisanayso waxaad ka ijaaran (vuokrata) kartaa ama ka gadan kartaa magaalada Kajaani ama qof shakhsi ah.
Xafiisyada guryaha gada (Kiinteistövälitystoimistoja):
Huoneistokeskus Oy
Lönnrotinkatu 12
87100 Kajaani
www.huoneistokeskus.fi
Kainuun asuntomarkkinat Oy
Pienteollisuustalo
Linnankatu 18
87100 Kajaani/ tel: 050-531 7975
Kainuun SKV Oy LKV
Lönnrotinkatu 14
87100 Kajaani
www.skv.fi
Kajaanin OP-Kiinteistökeskus Oy LKV
Lönnrotinkatu 7-9
87100 Kajaani
www.opkk.fi
Tili- ja Kiinteistötoimisto Korhonen Oy
Lönnrotinkatu 8
87100 Kajaani
www.tkt-korhonen.fi
PSW Kiinteistömaailma/Kainuun asuntopalvelut Oy LKV
Koivukoskenkatu 12
87100 Kajaani
www.psw.fi
LKV Firma
Kauppakatu 34-36
87100 Kajaani
www.lkvfirma.fi
Maalgeliyaha guud ee boggani waa Hay’adda Maalgelinta Arrimaha Bulshada ee Yurub (Euroopan sosiaalirahasto).