Guri uu qofku yeelanayo xuquuqda degenaanshihiisa
Helsingin kaupungin kiinteistöviraston asuntoasiainosasto
Xaggee guri laga helaa?
Guryaha ijaarka ah ee ay magaalada Helsinki leedahay
Haddii aad rabto guryaha ijaarka ah ee magaaladu leedahay waa inaad Helsinki diwaankeeda ku jirtaa. Marka guryaha bannaanaada qof la siinayo waxaa la eegaa baahida qofka guriga u haysaa intay le’eg tahay iyo dakhliga soo gala iyo hantidiisa. Codsiga waa in si taxader leh loo buuxbuuxiyaa, laguna cadeeyaa sababaha aad guriga ugu baahan tahay.
Kiinteistöviraston asuntoasiainosasto
VVO
SATO
YH – Rakennuttaja
Guri waxaa laga dalbadaa Goobta adeegga guryaha (Asuntopalvelupiste).
Guryaha uu qofku yeelanayo xuquuqda degenaanshahooda
Helsingin asuntotuotantotoimisto
Guryaha dhallinyarada
Kompassi
HOAS
Warar muhiim ah oo degenaanshaha ku saabsan
Faahfaahin dheeraad ah waxaad ka heleysaa waaxda qashinka u xilsaaran