Structure_LogoPart1



Caawimo ah xagga xirfad dooorashada

Apua ammatinvalintaan

Haddii aadan aqoon waxaad rabto inaad barato, caawimo waxaad ka heleysaa xafiiska shaqada. Ballan ka qabso shaqaalaha xafiiska shaqada u qaabilsan doorashada xirfadda.

Warar ku saabsan hagidda xirfad doorashada iyo adeegyada qorshaha shaqada ee xafiisyada shaqada
Warar ku saabsan qorshaha shaqada
Warar ku saabsan xirfadaha kala duduwan iyo waxbarashadooda
Barnaamijka xirfad doorashada

Bogga Jidka shaqaale ahaanta (Urapolku) ee Virtuopo waxaad ka heleysaa warar ay dadka waddanka u soo guurey ka waramayaan waayoaragnimadooda ku saabsan xirfad doorashada iyo shaqo raadsoshada.