Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Oulu

Yhdistykset Oulussa

Ururada

Bangiga wararka boggiisa Ururada ee waddanka oo dhan waxaa ku qoran warar ku saabsan sida urur loo aasaaso iyo ururada dadka waddanka u soo guurey leeyihiin ee Finland ka jira.

Dhacdooyin, waxqabad iyo taageero dadka waddanka u soo guurey

Dhacdooyin, waxqabad iyo taageero dadka waddanka u soo guurey waxaa Oulu ku siiya ugu yaraan ururadan soo socda:

  • Ururka dumarka dhallinyarada ah ee kiristaanka ah ee Oulu (Oulun NNKY) af Finnish
    Kooxda dumarka ee dhaqamada kala duduwan

  • Ururka Laanqayrta case e Oulu (Oulun Punainen Risti) af Finnish
    Shaqo caawin ah oo noocyo badan ah iyo adeegga saaxiibtinimo

  • Dumarka Monika (Monika-naiset) af Finnish
    Taageerid la taageerayo jagada dumarka dhaqamada kala duduwan iyo carruurta, iyo siday waddanka ula qabsan lahaayeen

  • Xarunta shirkoobidda (Kumppanuuskeskus) af Finnish
    Ururo badan oo ururada shacabka ah oo isutegey, oo qabanqaabiya waxqabadyo noocyo badan ah oo taageera nolol wanaagga

Ururada iyo qolyaha kale liiskooda waxa iyagoo cusub mar walba lagu qoraa magaalada Oulu boggeeda internetka af Ingiriis.

Beelo diimeedyada kaniisadaha iyo bulshooyinka diimaha

Beelo diimeedyada kaniisadaha iyo bulshooyinka diimaha ee Oulu ka jira liiskooda waxaad ka heleysaa magaalada Oulu boggageeda internetka af Ingiriis.