Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Vantaa

Yhdistykset Vantaalla

Ururada Vantaa gudeheeda 

Guriga ururada ee virtualka ah ee bogga Vantaalla.info, wuxuu ka waramaa hawlaha iskaa wax u qabso ee ka jira Vantaa. Hawlahaasna waxaa fuliya hay’adaha shacabka (kansalaisjärjestöt) oo tira badan iyo ururada, iyagoo si wadajir ah iyo si gaar ah hawlahaas ula fuliya magaalada. Bogga shebekadda internetka waxaad ka raadsan kartaa wararka ku saabsan ururada shacabka oo cinwaanno kala duduwan ku hoos jira. Shebekadda wararku ku jiraan waxaa maamula Ururka Vantaan Järjestörinki ry.

Bogga shebekadda internetka ee Vantaalla.info af Finnish.

Caawimooyinka 

Bogga Vantaalla.info waxaa af Finnish ahaan lagaga waramayaa caawimooyinka loo ogolaado ururada.