Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Espoo

Yhdistykset Espoossa

Ururada Espoo gudeheeda

Bangiga wararka boggagiisa waddanka oo dhan ku saabsan waxaa ku qoran warar ku saabsan urur loo aasaaso iyo ururada dadka waddanka u soo guurey ee Finland ka jira.

Caawimooyinka

Ururadu waxay caawimooyin ka dalban karaan magaalada Espoo waaxdeeda arrimaha dhaqanka, -, dhallinyarada - iyo isboortiga.