Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Yhdistykset Helsingissä

Ururada Helsinki gudeheeda

Bangiga wararka boggagiisa waddanka oo dhan ku saabsan waxaa ku qoran warar ku saabsan sida urur loo aasaaso iyo ururada dadka waddanka u soo guurey ee Finland ka jira.

Caawimooyinka Helsinki gudeheeda

Ururada ka shaqeeya magaalada Helsinki, magaalada waxay dalban karaan caawimo ay hawshooda ku fuliyaan. Foomamka caawimada lagu dalbado waxaa laga helaa goobaha wargelimaha ee magaalada ama xafiisyada magaalada ee caawimada laga dalbado. Meelaha lagala xiriiro xafiisyada magaalada Helsinki af Finnish.

Sannad walba bisha Disembar waxaa joornaalka iyo bogga baafinta (kuulutussivu) ee xarunta maamulka hoos taga lagu soo qoraa wararka ku saabsan caawimooyinka sannadka soo socda la dalbanayo oo ogeysiin wadajir ah.