Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Vantaa

Sosiaalipalvelut Vantaalla

Deegyada arrimaha bulshada ee Vantaa gudeheeda 

Bangiga wararka boggiisa waddanka oo dhan ku saabsan ee Adeegyada arrimaha bulshada waxaa ku qoran warar ku saabsan adeegyada arrimaha bulshada ee Finland.

Bangiga wararka qaybtiisa deegaanka magaalomadaxda boggiisa Adeegyada arrimaha bulshada waxaa ku qoran warar ku saabsan adeegyada arrimaha bulshada ee deegaanka magaalomadaxda.

Shaqada sooshalka ee dadka qaangaarka ah 

Bangiga wararka boggiisa Xafiiska adeegyada arrimaha bulshada waxaa laguugu sheegayaa waddankan Finland arrimaha ay qaabilsan yihiin degmooyinka xafiisyadooda adeegyada arrimaha bulshada (Vantaa xafiiyada adeeyada arrimaha bulshada waxaa loo isticimaalaa magaca saldhiga arrimaha sosiaaliasema).

Bogga internetka ee magaalada Vantaa waxaa ku jira qoraal ka sheekaynaya lacagta caawimada nolosha oo ku qoran af Finnish iyo foomka lagu codsado lacagta caawimada nolosha oo ah af Finnish. Magaalada Vantaa boggageeda Lacagta caawimada nolosha (Toimeentulotuki) waxaa ku qoran faahfaahin dheeraada oo ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.

Wararka ku saabsan xafiisyada sooshalka ee Vantaa oo ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.

Talosiinta arrimaha sooshalka

Hawlwadeenka sooshalka ee Talosiinta arrimaha sooshalka ayaa laga helaa wararka ku saabsan adeegyada sooshalka ee la xiriira shaqada sooshalka ee dadka qaangaarka ah.

Talosiinta arrimaha sooshalka (Sosiaalineuvonta)
Tel. (09) 83 911 (lambarka telefoonada laga gudbiyo ayaa kuu gudbinaya)
Isniin-Talaado iyo Khamiis-Jimce saacadah 9-11 (9-ka subaxnimo ilaa 11-ka subaxnimo) 

Hawlwadeenka sooshalka ee dadka waddanka u soo guurey 

La talinta iyo hagidda dadka macaamiisha ah

Jama Karshe (Jaamac Kaarshe)
Tel. 040 832 3844
jama.karshe(at)vantaa.fi 

Xafiiska arrimaha sooshalka iyo caafimaadka ee Tikkurila
Kielotie 11 D, dabaqa 2aad, 01300 Vantaa
Isniin - Talaado 

Xafiiska arrimaha sooshalka iyo caafimaadka ee Myyrmäki 
Jönsaksentie 4, dabaqa 4aad, 
01600 Vantaa
Arbaco - Jimce 

Faahfaahin dheeraad ah ku saabsan Talosiinta arrimaha sooshalka ee Vantaa af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.

Kala talinta deynka

Bogga internetka ee magaalada Vantaa waxaa ku qoran meelaha lagala xiriiro Kala talinta deynka, waana af Finnish.

Badbaadada carruurta

Magaalada Vantaa boggageeda Adeegyada arrimaha bulshada iyo caafimaadka waxaa ku qoran warar ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis oo ku saabsan badbaadada carruurta.

Xannaano maalmeedka 

Xannaano maalmeedka carruurta ee Vantaa gudeheeda

Waayeelka

Boggaga internetka ee magaalada Vantaa waxaa ku qoran warar ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis oo ku saabsan adeegyada waayeelka.


Naafada

Boggaga internetka ee magaalada Vantaa waxaa ku qoran warar ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis oo ku saabsan adeegyada naafada.