Sosiaalipalvelut pääkaupunkiseudulla
Adeegyada arrimaha bulshada ee deegaanka magaalomadaxda gudihiisa
Bangiga wararka boggiisa Adeegyada arrimaha bulshada waxaa ku qoran warar ku saabsan adeegyada arrimaha bulshada ee Finland.
Adeegyada arrimaha bulshada ee degmooyinka
Wararka ku saabsan adeegyada arrimaha bulshada ee deegaanka magaalomadaxda waxaad ka heleysaa Bangiga wararka degmo walba boggeeda Adeegyada arrimaha bulshada.
Adeegyada arrimaha bulshada ee Helsinki gudeheeda
Adeegyada arrimaha bulshada ee Espoo gudeheeda
Adeegyada arrimaha bulshada ee Vantaa gudeheeda
Adeegyada arrimaha bulshada ee Kauniainen gudeheeda
Cinwaanka internetka ee HelsinginSeutu.fi waxaa ku qoran warar ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis iyo meelo kugu xiraya oo ku saabsan adeegyada arrimaha bulshada ee deegaanka magaalomadaxda.
Dadka waddanka u soo guurey ee naafada ah
Qaxootiga naafada ah xarunta lagucaawiyo (tukikeskus Hilma) ku taalo eeriyada magaalo madaxda wexey siisaa caawinaad iyo kaalmeyn iyo qorsho ey u sameeyaan. Ogeysiis kale waxaad ka heli kartaa dhanka talefoonka, tal. (09) 7206 2413 iyo ciiwaanka info@tukikeskushilma.fi
Warbixin HILMA af Finnish , af Ingiriis , af Iswiidhish , af Ruush , af Carabi , af Pershiya , af Kurdi