Yhdistyksen säännöt
Diwaangelinta ka hor waa in ururka loo dejiyaa xeerar. Dhammaan xubnaha aasaasaya ururka waa inay xeerarka aqbalaan. Sida uu dhigayo sharciga ururadu xeerarka waa in lagu caddeeyaa:
- Magac
- Meesha degmada u ah
- Ujeeddada iyo hababka uu u shaqaynayo
- Kharashka xubnuhu bixiyaan
- Guddi iyo xisaabxirayaal (tilintarkastajat)
- Xilliga xisaab xirka
- Shirarka ururka
- Habka dadka shirka loogu yeerayo
Yhdistystoimintaopas -> ”Säännöt”.
Tusaale ah xeerarka oo diyaar ah