Maahanmuuttovirasto
Xafiiska arrimaha u soo guuridda waddanku wuxuu qaabilsan yahay oo go’aan ka gaaraan arrimaha la xiriira soo gelidda waddanka, joogitaanka waddanka iyo qaxootinimada. Wuxuu kaloo u xilsaaran yahay oo go’aan ka gaaraa arrimaha la xiriira qaadashada dhashada waddankan.
Bangigan wararka boggagiisa Arrimaha sharciyada ayaad ka heleysaa warar ku saabsan, sida iyo meesha laga dalbado noocyada sharciyada kala duduwan.
Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan Xafiiska arrimaha u soo guuridda waddanka