Yhdistyksen kokoukset
Xubnaha ururka ayaa awoodda iska leh. Go’aamada muhiimka ah waxaa lagu gaaraa shir u furan dhammaan dadka ururka xubnaha ka ah.
Yhdistystoimintaopas -> ”Yhdistyksen kokous”.
Xeerarka ururka ayey ku cad yihiin wakhtiga shirka ururka iyo sida dadka loogu yeerayo.
Yhdistystoimintaopas -> ”Kokouskutsu”.