Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Shineemooyinka

Elokuvateatterit

Boggaga Finnkino iyo Kinocity waxaad ka raadsan kartaa wararka ku saabsan shinoomooyinka ku yaalla meel walba oo Finland ah. Boggaga Finnkino waxaad kaloo ka heleysaa warar ku saabsan filimada iyo barmaajiyada.

Maktabadda magaalada Hämeenlinna boggageeda Cadadka la soo xulay (Makupalat) waxaad ka heleysaa cinwaanno badan oo kugu xiraya boggag filimada kala duwan. Boggaga Aasaasiyadda Filimada ee Finlad (Suomen Elokuvasäätiö) waxaad ka heleysaa warar ku saabsan filimada Finnishka ah iyo soo saaridda filimada iyo cilmibaarista Finland ee lagu sameeyo filimada.