Structure_LogoPart1



Safaaradaha iyo qunsuliyadaha

Lähetystöt ja konsulaatit

Wakiillada ay Finland ku leedahay waddamada debedda
Finland safaaradeheeda, wakiilladeeda joogtada ah iyo wakiillada khaaskaah iyo wakiillada kale ee diblamaasiga ah iyo shaqaalaha maamulka dowladda ee loo diray waddanka debediisa si ay madax uga noqdaan qunsuliyadaha guud iyo qunsullada.

Safaaradaha iyo qunsulliyadaha ee waddamada aduunka:

http://www.embassyworld.com/

Safaaradaha waddamada kale ee Finland jooga:

Arjentiin
Austeriya: Safaaradda Austeriya, Unioninkatu 22, 00130 Helsinki, Tel: 358-9-6818600, Fax: 358-9-665084, e-mail: helsinki-ob(at)bmaa.gv.at
Australiya
Ayrish
Baraasiil
Belja
Boland
Bulgaariya
Ciraaq: Safaaradda Ciraaq, Lars Sonckin tie 2, 00570 Helsinki, Tel: 358-9-6849177, Fax: 358-9-6848977, e-mail: iragi-embassy(at)helsinki.inet.fi
Denmark
Faransiis
Giriig
Hangeri
Hindiya
Holland
Iceland
Iiraan
Isbaanish
Istooniya
Indooniisiya
Ingiriiska
Israa’iil
Iswiidhan
Iswiisarland
Jabaan
Jamhuuriyadda Jek
Jarmal
Jili
Kanada
Koonfur Afrika
Kroati
Litweyniya
Maraykan
Meksiko
Netherland
Norwey
Peru
Qubrus
Roomaaniya
Ruush
Shiine
Talyaani
Ukrain
Venesuela
Wakiilka falastiiniyiinta