Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Muusiyamyada

Museot

Boggaga Madxafyada Finland (Museot.fi) waxaad ka heleysaa warar ku saabsan shaqada madxafyada Finland, waxaadna ka raadsan kartaa wararka ku saabsan madxafyada degmadaada oo ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis. Boggaga waxaa kaloo la isugu soo ururiyey warar ku saabsan wakhtiyada lacag la’aanta lagu galo madxafyada kala duduwan.Wararku iyo af Ingiriis ah waxaad ka heleysaa Adeegga Madxafyada.fi (Museums.fi). Boggaga  Waaxda Madxafyada (Museovirasto) waxaa ku yaalla warar ku saabsan madxafyada, kollakshanada yaalla iyo arkiyoolojiga iyo Meelaha dhaxalka adduunka ee Unesco ee Finland.

Cinwaanno kale:

Suomi.fi (Finland.fi)
Cadadka la soo xulay (Makupalat)

Fiirso Madxafka Shaqaalaha (Työväenmuseo) bandhigiisa Asalkaan ka soo jeedaa waa adduunka, gurigeyduna waa Finland, (Juuret maailmalla, koti Suomessa) ee ku jira shebekadda internetka ee bandhigga Wersta verkkonäyttely.