Kirjastot
"Buuggu waa jardiino jeebka deeqda."
(Maahmaah Carabi ah)
Meel walba oo Finland ahi waxay leedahay maktabad. Kaarka maktabadda ayaa maktabadda lagaga amaahan karaa buugaag, cajalladaha muusigga, cajalladaha CD-ga, cajalladaha fiidyowga, waxaadna isticimaali kartaa kombiyuutarada maktabadda yaalla joornaaladana waad akhrisan kartaa.
Waxaa jira maktabado badan oo aad ka amaahan karto buugaag luuqado kala duwan ku qoran. Haddii maktabadaada aanay oollin buugaag luuqadaada ku qoran ama ay cadadka buugtu yar yihiin, shaqaalaha ka codso inay ku caawiyaan. Shaqaaluhu waxay isku deyeyaan, inay waxyaabaha aad rabto kaaga dalbaan maktabadaha waaweyn ama Maktabada ajnebiga (Ulkomaalaiskirjasto).
Waxyaabaha cusub oo ah luuqado kala duduwan ka raadi Laybareeriyada Helmet (Helmet-kirjastot) iyo Laybareeriga ajnebiga (Ulkomaalaiskirjasto):
Buugaag:
Soomaali
Carabi
Bosniya
Shiine
Kroati
Farsi
Faransiis
Serbi
Turki
Ruush
Istooniyaan
Muusiga:
Soomaali
Carabi
Shiine
Kroati
Turki
Warar ku saabsan adeegyada maktabadda ee Finland waxaad ka heleysaa boggaga Maktabadda ajnebiga (Ulkomaalaiskirjasto) iyagoo ku qoran luuqaddahan soo socda:
Soomaali
Finnish
Iswiidhish
Ingiriis
Albaaniyaan
Carabi
Isbeynn
Shiine
Kroati
Kurdi
Farsi
Faransiis
Jarmal
Turki
Ruush
Finnish fudud (Finnish)
Maktabadduhu xaggee bay ku yaallaan? (Dooro degmadaada magaceeda xarafka ugu horeeya)