Tarvitsetko tulkkia?
Finland luuqado badan bay tahay inaad hesho turjubaan ku caawiya. Xaaladaha qaar shaqaalaha maamulka dowladda ayaa turjubaan dalba, kharashkiisana bixiya. Laakiin mararka qaar arrintani ma suurowdo. Arrintan shaqaalaha maamulka dowladda hore u weydii.
Qoraalka wasaaradda arrimaha gudaha ee ku saabsan turjubaanada danaysiga oo ah luuqadahan soo socda:
Soomaali
Finnish
Iswiidish
Ingiriis
Faransiis
Ruush
Serbokroati
Farsi
Kurdi
Carabi
Albaaniyaan
Xarumaha turjubaanada
Turjubaano hadalka ah iyo kuwo qoraalka turjuma
Tababarka waxbarashada ee turjubaanada danaysiga
Faahfaahin dheeraad ah