Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Helsinki

Suomen ja ruotsin kieli Helsingissä

Luuqadda Finnishka iyo Luuqadda Iswiidhishka ee Helsinki gudeheeda

Bangiga wararka boggiisa Luuqadda Finnishka iyo Luuqadda Iswiidhishka waxaa ku qoran warar ku saabsan sida waddanka Finland looga barto luuqadda Finnishka iyo luuqadda Iswiidhishka.

Deegaanka magaalomadaxda boggiisa Luuqadda Finnishka iyo luuqadda Iswiidhishka waxaa ku qoran warar ku saabsan sida deegaanka magaalomadaxda looga barto luuqadda Finnishka iyo luuqadda Iswiidhishka.