Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Kaalmada haynta ehelka

Omaishoidon tuki

Degmadu waxay taageeri kartaa kaalmada haynta ehelka iyadoo bixinaysa mushaharka daryeelka. Qofka waxaa hayn kara qof qoyskiisa ah ama qof kale.

Boggaga Ururka midowga dadka ehelkooda daryeela iyo ehelkooda (Omaishoitajat ja Läheiset -Liitto ry) waxaa ku jira warar ku saabsan kaalmada daryeelka ehelka.