Structure_LogoPart1



Jaamacadaha iyo macadada tacliinta sare

Yliopistot ja korkeakoulut

"Macallimiintu albaabkay kuu furayaan,laakiin waa inaad adigu gudaha gashaa."
(Maahmaah Shiinays ah)

Machadada sare ee xirfadaha

Qaadashada shahaadada machadada sare ee waxbarashadu waxay qaadataa 3,5 - 4,5 sano. Si aad u dalban kartid machadadaas waxaad u baahan tahay shahaadada dugsiga sare ama shahaadada aasaasiga ah ee xirfadda ee waxbarashada heerka labaad. Warar dheeraad ah oo shuruudaha gelitaanka waxaad ka heleysaa boggaga guddiga waxbarashada. Iskuulka lagu dalbadaa codsiga guud ee machadada sare ee xirfadaha.

Opetushallituksen koulutusopas
Opintoluotsi (meesha kugu xiraysa machadada sare ee xirfadaha iyagoo laanlaan ah)

Jaamacadaha iyo macadada tacliinta sare

Jaamacadaha iyo macadada tacliinta sare waxaad ka qaadan kartaa shahaadada jaamacadda ee hoose ama shahaadada sare. gudoonka waxbarashada boggagiisa ayaad ka heleysaa warar ku saabsan, qofka jaamacadda dalban kara iyo sidee. waxbarashada shahaadada sare ee jaamacaddu waxay inta badan qaadataa shan sano ama ka badan.

Opetushallituksen koulutusopas
Opintoluotsi (meesha kugu xiraysa jaamacadaha iyo macadada tacliinta sare iyagoo laanlaan ah)