Alkoholiongelmat
Boggaga internetka
Apua.info: baaritaanno, qiyaasidda qofka xaaladiisa.
Päihdelinkki: baaritaanno, wadahadallo, fursad uu qofku isagooo aan is sheegin wax ku weydiin karo aqoonyahanada, warar loogu talagalay waalidiiinta carruurta iyo dhallinyarada.
Caawimo iyo kaalmo
Alkoholistayaasha aan magacooda sheegin (Anonyymit alkoholistit): Caawimo qof aad isku xaalad tihiiin, telefoonka caawinta, kooxa alkoholistayaasha aan magacooda sheegin ee degmooyinka kala duduwan
A-klinikkasäätiö: daryeelka mukhaadaraadka, meelaha kilinkyada alkoliistayaasha lagala soo xiriiri karo
Al-Anon: caawimo loogu talagalay alkoliistayaasha ehelkooda