Dhaqanka iyo wakhtiyada firaaqada ah
Magaalada Helsinki waxaa ka jira dhacdooyin badan oo dhaqanka iyo ciyaaraha ah. Dhacdooyinka intooda badan waa lacag la'aan ama lacag aad u yar ayaa lagu galaa. Dhacdooyinka waxyaabaha dhaqanka ah waxaa laga qabanqaabiyaa xaafadaha magaaladu ka kooban tahay intooda badan.
Farshaxan yaqaanada ajnebiga ah waxaa taageera mashruuca la yiraahdo Taru-projekti. Xarunta la yiraahdo Maailman musiikin keskus waxay ururisaa macluumaadka ku saabsan dadka iyo kooxaha muusiga ee ay leeyihiin dadka ajnebiga ah ee waddanka Finland deggan.
Xarunta arrimaha dhaqanka
Xarunta arrimaha dhaqanku
waa waax ka tirsan magaalada Helsinki. Shaqadeeduna waa inay soo bandhigto dhacdooyinka la xiriira dhaqanka iyo farshaxanka.
Hawlaha xaruntu waa
- horumarinta waxyaabaha dhaqanka ah ee magaalada
- inay goobaha ijaarto si loogu qabto barnaamijyada jira iyo munaasabadaha barayfitka ah
- inay barnaamijyo qabanqaabiso
- inay bixiso kaalmooyin iyo taageero dhaqaale/inay taageerto soosaaridda iyo samaynta waxyaabaha dhaqanka
Xarunta arrimaha dhaqanka waxaa hoos yimaada guryaha iyo waxqabadyada soo socda:
Kansainvälinen kulttuurikeskus Caisa
Aino Acktén huvila
Annantalon taidekeskus
Elokuvat
Eläintarhan huvila
Esplanadin lava
Harakan saari
Kanneltalo
Kaupunkikulttuuri
Malmitalo
Savoy-teatteri
Stoa
Vuotalo
Maktabadaha
Maktabadduhu xaggee bay ku yaallaan?
Helsinki
Espoo
Vantaa
Kauniainen
www.kirjastot.fi
www.helmet.fi
Meelaha dalxiiska iyo deegaanka debiiciga
Helsinki waxaa ku yaalla meelo badan oo ay fiican tahay inaad soo aragtid keligaa ama adoo xaasiibadaa la socda. Meelahaas lacag la'aan baa lagu galaa ama lacagta lagu galaa aad bay u yar tahay. Meelahaasna tegidoodu inta badan way sahlan tahay oo waxaa lagu tegaa gaadiidka dadweynaha. Wararka ku saabsan meelaha dalxiiska loo tago waxaad ka heleysaa boggaga Xafiiska dalxiiska ee Helsinki (Helsingin kaupungin matkailutoimisto). Dhowr tilmaamood oo ah meelaha xiisa leh ee la tegi karo waa:
Jasiiradaha
Mustasaari
Pihlajasaari
Sirpalesaari
Uunisaari
Harakan saari
Suomenlinna
Korkeasaari
Kaunissaari
Saunasaari
Seurasaari
Jardiinooyinka maalinta lagu wakhti qaato
Keskuspuisto
Maunulanpuisto
Kaivopuisto
Viikin-Kivikon alue
Haltiala
Herttoniemi
Kallahti
Laakso
Maunula
Meri-Rastila
Mustikkamaa
Myllypuron liikuntapuisto
Paloheinä
Pirkkola
Pitkäkoski
Rastila
Ruskeasuo
Seurasaari
Tuomarinkartano
Uutela
Suuqyada
Kauppatori
Hakaniemen tori
Hietalahden tori
Muusiyamyada
Muusiyamyada taariikhiga ah
Muusiyamyada farshaxanka
Taidemuseo Tennispalatsi
Kluuvin galleria
Taidemuseo Meilahti
Kiasma, nykytaiteen museo
Ateneumin taidemuseo
Taideteollisuusmuseo (Designmuseo)
Muusiyamyada cilmiga deegaanka dabiiciga ah
Luonnontieteellinen keskusmuseo
Tiyaatarada
Kansallisteatteri
Läntinen Teatterikuja 1
Tel. (09) 1733 1331
Helsingin kaupunginteatteri
Ensi linja 2
Tel. (09) 394 022
Helsingin kaupunginteatterin tanssiryhmä
Ensi linja 2
Tel. (09) 394 022
Viirus
Rajasaarenpenger 1
Tel. (09) 70 039 033
Nukketeatteri Sampo
Klaavuntie 11
Tel. (09) 323 6968
Teatteri Avoimet Ovet
Museokatu 18 / Cygnaeuksenkatu 4
Tel. (09) 434 2510
Svenska Teatern
Pohjois-Esplanadi 2
Tel. (09) 6162 1411
Lilla Teatern
Yrjönkatu 30
Tel. (09) 696 27 033
KOM-teatteri
Kapteeninkatu 26 / Kapteeninkatu 9
Tel. (09) 6841 841
Q-Teatteri
Tunturikatu 16
Tel. (09) 4542 1333
Ryhmäteatteri
Pengerkatu 11 A 1
Tel. (09) 718 622
Teatteri Jurkka
Vironkatu 7
Tel. (09) 135 6166
Aleksanterin teatteri
Bulevardi 23-27
Tel. (09) 676 980
Teatteri Hevosenkenkä
Juhannusmäki 2, Espoo
Tel. (09) 439 1220
Espoon kaupunginteatteri
Revontulentie 8 A, Espoo
Tel. (09) 439 3388
Shineemooyinka
Bio Rex
Mannerheimintie 24
Tel. 020 155 5800
Kino Engel
Sofiankatu 4
Tel. (09) 622 4431
Tennispalatsi
Salomoninkatu 15
Tel. 0600 007 007
Bristol
Mikonkatu 8
Tel. 0600 007 007
Kino Itäkeskus
Itäkatu 1
Tel. 0600 03300
Kinopalatsi
Kaisaniemenkatu 2 B
Tel. 0600 007 007
Maxim
Kluuvikatu 1
Tel. 0600 007 007
Diana
Yrjönkatu 8-10
Tel. (09) 612 3622
Elokuvateatteri Orion
Eerikinkatu 15
Tel. (09) 615 40 201
Ciyaaraha iyo jimicsiyada
Wara ku saabsan isboortiga waxaad ka heleysaa boggaga Waaxda ciyaaraha iyo jimicsiga ee magaalada Helsinki (Helsingin kaupungin liikuntavirasto). Sidoo kale Ururada dadka waddanka u soo guurey waxat qabanqaabiyaan waxyaabo badan oo kala duduwan.
Carruurtaa loogu talagalay
Xarunta dhaqanka ee carruurta ee Musikantit