Kulttuuri ja vapaa-aika Helsingissä
Dhaqanka iyo wakhtiga firaaqada ah ee Helsinki gudeheeda
Magaalada Helsinki xaafadeheeda waxay ka qabanqaabisaa dhacdooyin kala duduwan oo xagga dhaqanka iyo isboortiga ah. Waxaa jira dhacdooyin badan oo lacag la’aan lagu galo.
Bogga shebekadda internetka ee magaalada Helsinki waxaa ku qoran warar ah af Finnish , af Iswiidhish , af Ingiriis , af Jarmal , af Faransiis iyo af Ruush oo ku saabsan adeegyada dhaqanka iyo laybareeriga.
Warar ku saabsan Xarunta Dhaqanka ee Helsinki (Helsingin kulttuurikeskus) oo ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Dhacdooyinka ka jira Xarunta Caalamiga ah ee dhaqamada kala duduwan ee Caisa (Kansainvälisen kulttuurikeskus Caisa) oo ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Xarunta dhaqanka ee carruurta ee Musikantit
Cinwaanka internetka ee Helsinki.fi boggagiisa Dalxiiska iyo wakhtiga firaaqada waxaa ku qorar warar la xiriira wakhtiga firaaqada ah iyo cinwaanno kugu xiraya, waana af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis. Boggaga magaalada Helsinki waxaa ku qoran meelo kugu xiraya dhacdooyinka jira kalanderka ay ku qoran yihiin iyo meelaha laga ogaado, waana af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Warbixin oo wixii Helsinki ka dhacdo oo dhan waxaad ka helee stadissa.fi -informayshonkiisa.
Bangiga wararka qaybtiisa deegaanka magaalomadaxda boggiisa Dhaqanka iyo wakhtiga firaaqada ah waxaa ku qoran warar ku saabsan waxyaabaha dhaqanka iyo wakhtiga firaaqada ah ee ka jira deegaanka magaalomadaxda.
Bangiga wararka boggiisa Dhaqanka iyo wakhtiga firaaqada ah waxaa ku qoran warar ku saabsan fursadaha dhaqanka iyo wakhtiga firaaqada ee ka jira waddanka Finland
Laybareeriga
Laybareeriyada Helsinki ku yaalla af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Iyadoo la isticimaalayo nidaamka HelMet ayaa internetka buugaag lagaga ballansan karaa ama buugta la soo amaahday lagaga cusboonaysiisan karaa Helsinki, Espoo, Vantaa iyo Kauniainen. Laybareeriyada HelMet (HelMet-kirjastot) af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Laybareeriga magaalada Helsinki wuxuu qabanqaabiyaa munaasabado iyo waxbarasho. Laybareerigu wuxuu leeyahay boggag dhaqamada kala duduwan ah.
Laybareeriyada waxaa yaalla kombiyuutaro la isticimaali karo. Wakhti aad kombiyuutarka isticimaasho hore waxaad uga ballansan kartaa kombiyuutarka af Finnish, af Iswiidhish ama af Ingiriis.
Faahfaahin dheeraad ah waxaad ka heleysaa boggaga shebekadda internetka ee laybareeriga magaalada af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Meelaha la soo arko iyo deegaanka dabiiciga ah
Boggaga dalxiiska ee magaalada Helsinki waxaa ku qoran warar ku saabsan magaalada meeleheeda la soo arko oo af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Waxaad kaloo fiirisaa bogga shebekadda internetka ee Helsinki Expert, halkaas waxaa la isugu soo ururiyey warar loogu talagalay dalxiisayaasha Helsinki yimaada.
Doon wadashada Helsinki gudeheeda
Waaxda isboortiga boggageeda waxaa ku qoran warar ku saabsan doon wadahsada Helsinki, waana af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Kalluumaysiga Helsinki gudeheeda
Waaxda isboortiga boggageeda waxaa ku qoran warar ku saabsan kalluumaysashada oo ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Muusimyada
Muusimyada magaalada Helsinki leedahay lacag la’aan baa lagu galaa. Faahfaahin dheeraad ah oo ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Muusiyamka Qaranka ee Finland af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Muusiyamka Farshaxanka Helsinki ee Magaalada af Finnish , af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Muusiyamka Farshaxanka ee Qaranka af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Bogga dalxiiska ee magaalada Helsinki ayaa waxaa ku qoran warar ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis oo ku saabsan muusiyamyada Helsinki.
Tiyatarada
Shebekadda internetka ee Helsinki.fi ayey ku qoran yihiin warar ku saabsan tiyaatarada ku yaalla Helsinki, wararku waa af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Isboortiga
Boggaga waaxda isboortiga ayaad ka heleysaa wararka ku saabsan meelaha isboortiga, waxaad kaloo ka heleysaa cinwaanno internetka oo kugu xiraya meelaha isboortiga ee Helsinki, waana af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Boggaga waaxda isboortiga waxaa ku qoran warar ku saabsan meelaha bannaan ahaan loo soo jogjoogo, waana af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Isboortiga tababarka leh iyo isboortiga xaafadaha
Boggaga waaxda isboortiga waxaa ku qoran warar ku saabsan isboortiga xaafadaha, waana af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Boggaga waaxda isboortiga waxaa ku qoran liis ah isboortiyada Helsinki iyo naadiyada isboortiga oo nooc-nooc isboorti ah, waana af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Hoolalka berkadaha dabaasha iyo xeebaha dabaasha
Wararka ku saabsan hoolalka dabaasha oo ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Wararka ku saabsan xeebaha dabaasha oo ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Xilliga jiilaalka (winter) waxaa la dabaalan karaa iyadoo meelaha biyaha ah ee barafoobey inta la dalooloiyo biyaha hoose la galo (avantouinti). Wararka ku saabsan meelaha jiilaalka lagu dabaasho oo ku qoran af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.
Hoolka berkadda dabaasha ee Jakomäki talaadada waqtiga 14–20 dumar lee loogu talo galay waxaa Sabtiyada ka jira wakhti dabaasha ah oo u gaar ah dumarka waddanka u soo guurey. Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan hoolka berkadda dabaasha ee Jakomäki oo ah af Finnish , af Iswiidhish iyo af Ingiriis .
Hoolka berkadda dabaasha ee Yrjönkatu dumarku waxay leeyihiin wakhti u gaar ah oo dabaashaan, ragguna waxay leeyihiin wakhti dabaasha oo u gaar ah. Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan hoolka berkadda dabaasha ee Yrjönkatu oo ah af Finnish, af Iswiidhish iyo af Ingiriis.