|
|||||||||||||
|
|
|||||||||||||
|
|
Asuminen
"Haddii wadnahaaga boos ka bannaan yahay, gurigaagana boos baa ka bannaan."
Boggaga degenaanshaha waxaa laysugu soo ururiyey wararka ku saabsan siduu qofku guri u heli lahaa. Boggaga waxyaabaha lagaga hadlayo waxaa ka mid ah noocyada kala duduwan ee guryaha la deggan yahay ay yihiin: Degenaanshaha guri jaar ah, degenaanshaha guri uu qofku isagu leeyahay iyo degenaanshaha guri uu qofku yeelanayo xuquuqda degenaanshihiisa. Boggaga waxaa kaloo ku qoran warar ku saabsan qofka guriga ijaarka ah deggan xuquuqdiisa iyo waajibaadka saaran. Waxaad kaloo bogga ka heleysaa warar faa’iido leh oo ku saabsan lacagta caawimada ijaarka, macluumaad guud oo la xiriira degenaanshaha iyo sharciyada nidaamka.
Faahfaahin dheeraad ah oo mawduuca ku saabsan
|
|
|||||||||||
|
|
|||||||||||||