Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Ciyaaraha iyo jimicsiyada

Liikunta

"Nolosha raaxadeeda ayaa ka qiima badan kharashka ku baxa."
(Maahmaah Faransiis ah)

Bangiga wararka isboortiga ee Finnishka waxaa ku jira warar badan oo ku saabsan noocyada isboortiga ah ee suuragalka. Adeegga Lipas-palvelu waxaad ka raadsan kartaa meelaha isboortiga ee dhinacyada kala duwan ee Finland tago af Finnish iyo Iswiidhish. Wararka waxaad ku raadsan kartaa adoo isticimaalaya magaca nooca isboortiga, deegaanka ama degmada.

Boggaga isboortiga iyo ciyaaraha ee Finland waxaad ka heleysaa warar ku saabsan ururada isboortiga. Boggaga ururada waxaad ka heleysaa warar ku saabsan noocyada kala duwan ee isboortiga.

Cinwaanno kale:

Suomi.fi (Finland.fi)
Cadadka la soo xulay (Makupalat)

Boggaga Wasaaradda Waxbarashada (opetusministeriö) waxaad ka heleysaa warar ku saabsan adeegyada isboortiga iyo sida Finland u maalgeliso.