Yhdistyksen purkautuminen
Haddii ururku waanu wax waxqabad ah samay, waxaa wanaagsan in hay’adda diwaangelinta la geeyo ogeysiin ah in ururka la baabi’inayo.Go’aankana waxaa lagu gaaraa shirka ururka.
Xafiiska diwaangelinta ururada (Yhdistysrekisteritoimisto) iyo internetka ayaad ka heleysaa foomka baabi'inta.