Qaxootiyada iyo kuwa magangelyada dalbaday
Warar ku saabsan Xerada qaxootiga ee Helsinki (Helsingin vastaanottokeskus) waxaad ka heleysaa boggaga waaxda arrimaha bulshada.
Xerada qaxootiga iyo kuwa magangelyada dalbaday ee Helsinki ku taalla waxaaa u xilsaaran qaybta dadka waddanka u soo guurey ee waaxda arrimaha bulshada (sosiaaliviraston maahanmuuttoyksikkö).