Structure_LogoPart1
Dooro mawduuc:



Aasaasid

Perustaminen

Saddex qof ayaa aasaasi kara urur.

Ururka waxaa lagu aasaasaa shirka aasaasidda ururka ama iyadoo la samaynayo buugga aasaasidda. Ururka waxaa loo dejiyaa xeerar waana la diwaangeliyaa.

Yhdistystoimintaopas -> ”Yhdistystä perustamassa”.

Diwaanka ururka (Yhdistysrekisteri)

Hadafyada ururku waxay mar walba ku xiran yihiin waxyaabaha ay dadka ururka xubnaha ka ihi xiisaynayaan ee rabaan (tusaale ahaan isboortiga, dhaqanka iwm.).

Yhdistystoimintaopas -> ”Tarkoitus ja toimintamuodot”.